Brighton Oo Ka Jawaabtay Wararka Sheegaya In Ay Arsenal Ku Dhawdahay Saxiixa Ben White.

Kooxda Brighton ayaa beenisay wararka sheegaya in ay Arsenal kala heshiisay qiimaha saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Ben White iyaga oo wali ku adkaysanaya in ay doonayaan in ay sii haystaan xiddiga. Gunners ayaa doonaysa in ay daafac tayo leh ku soo darto kooxdeeda waxana ay doonayaa xiddiga Ben White oo 23 jir ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII