Bruno Fernandes Oo Isku Qoray Taariikhda Kadib Goolkii Aston Villa

Xiddiga kooxda Bruno Fernandes ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii cajiibka ahaa kulankii ay Man United guusha ka gaadhay kooxda Aston Villa horyaalka premier League. Man United ayaa guul 3/1 ah ka gaadhay kooxda Aston Villa kulan ka tirsanaa horyaalka premier League kana dhacay garoonka Villa Park Bruno Fernandes ayaa kooxdiisa u dhaliyay goolka bar-baraha kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII