Bruno Fernandes Oo Jabiyay Rikoodh Uu Frank Lampard Ka Dhigay Premier League.

Bruno Fernandes ayaa dhigay rikoor cusub oo ah goolasha ugu badan ee uu dhaliyay xiddig khadka dhexe ah premier League muddo hal xilli ciyaareed ah. Fernandes ayaa furay goolasha kulankii ay Man United guuldarada 4/1 ah kala kulantay kooxda Liverpool kulan ka tirsanaa horyaalka premier League. Goolkaas ayaa la macno ah in uu xiddiga Bruno […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII