Bruno Fernandes oo ka hadlay waxa Cristiano Ronaldo u keeni doono Man Utd

Bruno Fernandes ayaa rumeysan in imaatinka Cristiano Ronaldo ee Old Trafford ay Manchester United u soo dhoweyneyso inay ku guuleysato koobab, iyadoo Red Devils ay isku diyaarinayso soo laabashada iyo soo Celinta Premier League. 36 jirkaan ayaa go’aansaday inuu ka tago Juventus wuxuuna doortay inuu u dhaqaaqo Manchester Waxaa la siiyay ikhtiyaarka ah inuu u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII