Bruno Fernandes Oo Loo Magacaabay Xiddigii Ugu Fiicnaa Man United Xilli CIyaareedkan.

Xiddiga koxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa loo magacaabay xiddiga uu fiican kooxda Man United xili ciyaareedkii 2-aad oo xidhiidh ah. Bruno Fernandes ayaa ku guulaystay abaalmarinta Sir Matt Busby ee xiddiga ugu fiican kooxda Man United kadib qaab ciyaareed cajiib ah oo uu soo bandhigay xilli ciyaareedkan. Xiddiga 26 jirka ah ee Bruno […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII