Bruno Fernandes Oo Qarka U Saaran In Uu Qalinka Ku Duugo Heshiis Cusub Oo Man United Ah, Imisa Ayuu Saxiixayaa?

Bruno Fernandes ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu qalinka ku duugo heshiis cusub oo uu ku qaadanayo 200 kun ginni todobaadkii kuna sii joogayo kooxda Man United. Xiddigii hore ee kooxda Sporting Lisbon ayaa sii wada qaab ciayareedka cajiibka ah ee uu ku jiro isaga oo dhaliyay 28 gool 17 kalena […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII