Bukayo Saka oo u Mahadceliyay Taageerayaasha Tottenham oo Sameeyay Tilaabo Farxad galisay Isaga

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Taageerayaasha Tottenham ayaa soo bandhigay boorar ay ku taageerayaan  xiddiga Arsenal Bukayo Saka ka dib dhibaatadii loogu geestay Euro 2020 kadib. 19 jirkaan ayaa qasaariyay gool ku laad muhim ah iyadoo England rigoorayaal looga badiyay finalka. Jadon Sancho iyo Marcus Rashford ayaa sidoo kale qasaariyay waxaana seddexdaasba loo geystay cunsurinimo ciyaarta ka dib.  Spurs ayaa martigelisay Arsenal kulankoodii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII