Cajiib Daawo: Kulankii 2-aad Oo Xidhiidh Ah Garsoore Kulan Premier League Ah U Joojiyay Si Uu Xiddig Muslim Ah Oo Soomanaa U Furo Soonkiisa.

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Leicester City ee Wesley Fofana ayaa kulankii 2-aad oo xidhiidh ah loo joojiyay ciyaar uu ku jiro si uu u furo soonkiisa maadama ay ciyaartu socotay iyada oo la adimay lana gaadhay wakhtigii la furayay soonka. Kulanka Southampton iyo Leicester City u dhexeeya ayay dhacday arintu kadib markii uu garsooruhu […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII