Carlo Ancelotti Oo Calaamadsaday Badalka Sergio Ramos, Waa Xiddig Uu Horay Ula Soo Shaqeeyay.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa bilaabay raadinta badalka Sergio Ramos oo isaga tagay kooxda Los Blancos kadib 16 sano oo uu hogaaminayay kooxda. Daafaca dhexe ee Sergio Ramos ayaa khamiistii ku dhawaaqay in uu isaga tagayo kooxda Real Madrid kadib markii uu heshiis cusub la gaadhi waayay kooxda. Tababare Carlo Ancelotti ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII