Carlo Ancelotti Oo Go’aamiyay Xiddiga Ugu Horeeya Ee Uu Ka Dirayo Kooxdiisa Xagaagan.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa go’aamiyay xiddiga ugu horeeya ee ka tagi doona kooxdiisa suuqa kala iibsiga xagaagan. Ancelotti ayaa tababare u noqday kooxda Real Madrid todobaadkii hore kadib markii uu Zinedine Zidane ka tagay kooxda Real madrid kadib 2 sano iyo badh uu hogaaminayay kooxda. Sida laga soo xigtay Onda Cero […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII