Carlo Ancelotti Oo Ka Hadlay Mustaqbalka 4 Xiddig Oo Real Madrid Ah, Fursad Ayuu Siinayaa.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa markii ugu horaysay saxaafada la hadlay isaga oo Tababare Real Madrid ah kadib markii loo magacaabay Xilka tabaabranimo shalay oo Salaasa ahayd. Tababare Carlo Ancelotti ayaa wax laga waydiiyay mustaqbalka xiddigaha kooxdiisa gaar ahaan 4 xiddig oo kooxda ah kuwaas oo uu shaki ku jiro mustaqbalkooda kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII