Carlo Ancelotti oo ka jawaabay wararka sheegaya in Real Madrid ay u dhaqaaqi doonto Kylian Mbappe

Real Madrid Tababaraheeda kooxda Carlo Ancelotti ayaa sheegay in uusan garaneyn hadii kooxda lasoo saxiixandoonto xidiga kooxda Paris Saint-Germain Kylian Mbappe ka hor dhamaadka xagaagan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Qandaraaska Mbappe ee PSG ayaa dhacaya bisha June ee soo socota, waxaana la rumeysan yahay inuu aad ugu baahan yahay inuu u dhaqaaqo Bernabeu ka hor […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII