Carlo Ancelotti Oo Maamulka Real Madrid U Sheegay In Uu Doonayo Xiddig Chelsea U Ciyaara.

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa lagu soo waramayaa in uu maamulka kooxdiisa u diray codsi ah in suuqa xagaagan loo keeno xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda chelsea ee Timo Werner sida ay sheegayaan wararku. Carlo Ancelotti Ayaa ku soo laabtay shaqada Real Madrid markii 2-aad isaga oo shaqada ka badalay Zidane oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII