CHAMPIONS!!! Inter Milan Oo Si Rasmi Ah Ugu Guulaystay Horyaalka Serie A-da Markii Ugu Horaysay Muddo 11 Sano Ah.

Kooxda Inter Milan ayaa si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan markii ugu horaysay muddo 11 sano Ah. Kooxda Inter Milan ayaa ku guulaystay horyaalka Serie A-da kadib markii ay Atalanta bar-baro la gashay kooxda Sassoulo kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A-da. Inter Milan ayaa ku guulaystay horyaalka kadib xilli ciyaareed cajiib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII