CHAMPIONS!! Kooxda Horseed Oo 40 Sano Kadib Markii Ugu Horaysay Ku Guulaystay Horyaalka Somali Premier League.

Kooxda Horseed ayaa si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka Somali Premier League kadib markii ay ku laagteen kooxda Mogaishu City Club kadib markii ay kooxda Mogaishu City Club diiday in ay ka qayb qaadato kulanka. Sababo la xidhiidha muran ay la timid kooxda Mogaishu City Club waxa ay diiday in ay ka qayb qaadato kulankan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII