CHAMPIONS! Xulka Italy Oo England Ku Garaacay Koobka Euro 2020 Kulan Waali Ahaa Oo Ka Dhacay Wembley

Kulan xiiso lahaa ayaa ka dhacay garoonka Wembley kana tirsanaa Final-ka Euro 2020 kaas oo ay isaga hor yimaadeen xulalka Italy iyo England. Xulka England oo kaashanaya taageerayaashiisa ayaa si dar-dar leh ku bilowday ciyaarta iyaga oo qaadayay weeraro rogaal celis iyaga oo ka faa’iidaysanayay in uuna xulka Italy nidaamin difaaciisa. Daqiiqadii 2-aad ayuu xulka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII