Charlie Hebdo oo sawiray Sawir gacmeed muran badan dhaliyay oo ay ku jiraan Messi iyo Taliban

Wargeyska Charlie Hebdo ayaa mar kale ka soo muuqday wararka caalamka, markan waxaa ka dhex muuqda sawir gacmeed muran badan dhaliyay kaas oo muujinaya Taliban oo xiran funaanadaha Lionel Messi. warkan wuxuu ku soo beegmayaa ka dib markii ay kooxda Daalibaan si dhaqso leh ula wareegtay Afghanistan, kadib mudo 21 sano ah. Majaladu waxay daabacadan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII