Chelsea iyo Tottenham oo ku jira Safka Kooxaha Xiiseenaya Xidiga Ajex ee Jurrien Timber

Labada kooxood ee Chelsea iyo Tottenham ayaa ka mid ah kooxaha xiiseynaya saxiixa xiddiga Ajax ee reer Netherlands Jurrien Timber. 20 jirkaan ayaa durbadiiba si adag ugu jira qaabeynta dalkiisa waxaana 90Min ay soo warisay in Blues iyo Spurs ay isha ku hayeen. Si kastaba ha noqotee, waxaa jira kooxo kale oo aad u doonaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII