Chelsea iyo West Ham United oo ka heshiiyay Daafaca Kurt Zouma

Chelsea iyo West Ham United ayaa heshiis afka ah ka gaaray kala iibsiga Kurt Zouma , sida lagu sheegay warbixintii ugu danbeesay. David Moyes ayaa si aad ah u doonayay inuu xoojiyo dooqyadiisa daafaca xagaaga oo dhan waxaana xiddiga reer France uu ahaa bartilmaameed muddo dheer ah. Zouma ayaa ah mid ku fashilmay Chelsea Hammers […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII