Chelsea, Man United Mise Man City? Harry Kane Oo Loo Sheegay Kooxda Ay Tahay In Uu Ku Biiro Hadii Uu Isaga Tago Tottenham.

Halyeeyga Kooxda Liverpool ee John Barnes ayaa Harry Kane u sheegay in uu iska diido kooxda Man City kuna biiro kooxaha Chelsea ama Man United midkood xagaaga. Kabtanka reer England ayaa doonaya in uu isaga tago Totteham xagaaga si uu koobab ugu guulaysto kooxaha Man United, Man City iyo Chelsea ayaana dhamaantood ku dagaamaya saxiixa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII