Chelsea Mise Man City? Michael Owen Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Final-ka Champions League.

Michael Owen ayaa saadaaliyay in ay Man City garaaci doonto chelsea kuna guulaysan doonto champions league markii ugu horaysay taariikhdooda. Labada kooxood ee premier League ayaa isaga hor iman doona Porto kulanka final-ka champions League sabtida. Man City ayaa ku dhibaatootay ku guulaysiga champions League inkasta oo ay lacag badan galisay kooxda si ay koobkaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII