Chelsea oo aad u dooneysa inay hesho Koox iibsata Tammy Abraham

Chelsea ayaa si aad ah u dooneysa inay iibiso Tammy Abraham. Blues ayaa u diyaarisay Abraham iibka horaantii xagaagan laakiin ilaa iyo haatan ma jirto koox la kulantay qiimihii ay ku dooneysay oo ahaa 40 milyan oo ginni. The Daily Mail ayaa sheegay in Arsenal lala xiriirinayay inay u dhaqaaqdo weeraryahanka, 23 jirka ah kaasi oo ogolaan kara […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII