Chelsea Oo Arsenal Ku Cidhiidhinaysa Saxixia Ben White, Talaabo Rasmi Ah Ayay Qaadeen.

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay kula tartanto Arsenal saxiixa daafaca Brighton & Hove Albion Ben White. Gunners ayaa lagu soo waramayaa inay ku rajo weyn tahay inay dhameystirto xiddiga Ben White kaas oo xulka qaranka England haatan kala qayb galaya tartanka Euro 2020. Si kastaba ha noqotee, sida laga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII