Chelsea Oo Bayern Munich U Sheegtay Go’aan Ku Aadan Mustaqbalka Callum Hudson-Odoi

Kooxda ku guuleysatay Champions League ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso xiddiga garabka uga ciyaara ee Callum Hudson-Odoi xagaagaan iyada oo ay Bayern Munich dib u soo cusboonaysiisay xiisaha xiddiga. Xiddiga 20 jirka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Bayern Munich xagaagii hore laakiin Chelsea ayaa diiday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII