Chelsea oo bilowday heshiis ay ku fasaxeyso mid kamid ah xidigaheeda

Kooxaha Chelsea iyo Lyon ayaa lagu soo waramayaa in ay ka wada hadlayaan soo xerogalinta daafaca bidix ee reer Talyaani Emerson Palmieri . In kasta oo uu la qaaday Azzurri biladdii ku guuleysiga Euro 2020, Emerson wuxuu ka dambeeyaa Ben Chilwell iyo Marcos Alonso safka Stamford Bridge. Iyadoo ciyaaryahankii hore ee Roma uu qandaraaskiisu dhacayo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII