Chelsea Oo Dagsatay Qorshe Ay Man City Ugu Garaacayso Saxiixa Harry Kane.

Kooxda chelsea ayaa Man City uga hor martay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Tottenham ee Harry Kane kadib markii ay Tottenham u soo bandhigtay dalab ay ku qanacday sida ay sheegayaan wararku. Bilowgii xagaagan Kabtanka reer England ayaa ka yaabsaday Tottenham isaga oo warqada bixitaanka u gudbiyay maamulka kooxdiisa Tottenham. Kane […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII