Chelsea Oo Dajisatay Qorshe Ay PSG Ugu Garaacayso Saxiixa Achraf Hakimi

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay PSG ku garaaci karto saxiixa xiddiga Achraf Hakimi Iyaga oo diyaarinaya dalab lacageed oo dhan 60 milyan oo euro iyo waliba midkood xiddigaha Emerson Palmieri ama Andreas Christensen. Warar kala duwan ayaa sheegaya in ay kooxda Inter Milan diiday dalab dhan 60 milyan oo ay PSG ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII