Chelsea Oo Dajisay Qorshe Ay Romelu Lukaku Ugu Soo Celinayso Stamford Bridge.

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay qorshaynayaan in ay kooxda dib ugu soo celiyaan xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku sida ay sheegayaan wararku. Chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay iska iibiso xiddigaha Tammy Abraham iyo Olivier Giroud marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan suuqa kala iibsiga xagaaga. Blues ayaa […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII