Chelsea Oo Dar-Dar Galinaysa Qorshaha Ay Kula Soo Saxiixanayso Romelu Lukaku

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay horay u wadayso qorsheheeda ah in ay dib ula soo saxiixato xiddiga weerarka uga ciyaara Inter Milan ee Romelu Lukaku marka uu furmo suuqa xagaaga. Xilli la filayo in ay xiddigaha Tammy Abraham & Olivier Giroud isaga tagaan kooxda Thomas Tuchel ayaa doonaya in uu kooxdiisa keeno […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII