Chelsea oo dooneysa seddex Xidig oo dheeri ah kadib Lukaku

Chelsea ayaa lasoo wareegeysa xidigo kale oo dheeri ah marka Inter Milan kala soo wareegto Weeraryahanka Romelu Lukaku . Bartilmaameedka muddada dheer Declan Rice , oo 22 jir ah, ayaa weli xiiseynaya Blues, iyadoo Thomas Tuchel uu sidoo kale raadinayo inuu xoojiyo difaaca, sida ay qortay Daily Express . Ninka reer Jarmal ayaa isha ku haya daafaca Sevilla iyo xulka France Jules Kounde, laakiin Chelsea weli ma aysan gaarin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII