Chelsea oo ganaax kala kulantay Xiriirka FA Ingariiska kadib dhacdadii Kulanka Liverpool

Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ayaa ganaax kusoo rogay kooxda Chelsea kaddib qalalaasihii ay ciyaartoydeedu sameeyeen kulankii Liverpool ay Sabtidii barbarraha 1-1 ah la galeen kaddib kaadhkii casaa ee la siiyey Reece James. FA-ga Ingiriiska ayaa waxa uu ku ganaaxay Chelsea falcelinta ay sameeyeen ciyaaryahannadeeda markii uu garsooruhu kaadhka cas u taagay Reece James qaybtii hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII