Chelsea Oo Garaacday Arsenal Kulan Ka Dhacay Emirates.

Chelsea ayaa garaacday Arsenal kulan ka tirsanaa saaxiibtinimooyinka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub kulan ka dhacay garoonka Emirates. Kulanka ayaa ahaa mid uu daqiiqadihiisii ugu horeeyay ciyaaray saxiixa Cusub ee Arsenal ee Ben White kaas oo bada ku soo galay ciyaarta qaybtii dambe. Chelsea ayaa ku hor martay goolka 1-aad iyaga oo uu xiddiga Kai […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII