Chelsea Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Thiago Silva

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis afka ah la gaartay daafaca dambeedka dhexe Thiago Silva kaas oo ogolaaday heshiis 12 bilood ah oo cusub. Daafaca reer Brazil ayaa si xor ah ugu soo biiray Blues xagaagii hore kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula jira kooxda PSG Waxana uu kooxda u ciyaaray 32 kulan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII