Chelsea Oo Go’aan Ka Gaadhay Saxiixa Eden Hazard.

Chelsea ayaa go’aansatay inaysan mudnaan siinin u dhaqaaqista Eden Hazard xagaagan, sida ay sheegayaan wararka. Horraantii toddobaadkan, warar ka imanaya Spain ayaa sheegayey in xiddiga reer Belguim doonayo inuu ka tago Real Madrid dhammaadka xilli ciyaareedkan kuna laabto Chelsea. Hazard ayaa ka tagay Stamford Bridge xagaagii 2019 isaga oo uga tagay kooxda lacag dhan 130 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII