Chelsea oo guul 1-0 ka gaartay kooxda Zenit St. Petersburg, Kulankooda Champions league-ga, Romelu Lukaku oo ka caawiyay guusha

Romelu Lukaku ayaa ka caawiyay Chelsea guul muhiim ah oo ay ka gaartay kooxda Zenit St. Petersburg kulan ka tirsan Champions league-ga Guruubka H. Kooxda Chelsea iyo dhigeeda Zenit St. Petersburg midkoodna uma suura galin in qeybta hore ee ciyaarta gool dhaliyaan waxana taasi ay keentay in lagu kala nasto 0-0. Qeybta labaad ee ciyaarta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII