Chelsea oo guul 3-0 ka gaartay kooxda Tottenham Hotspur, Kulan uu ku fashilmay Lukaka

kooxda Chelsea ayaa sii wada guulaheeda muhiimka ah iyadoo guul ka gaartay kooxda Tottenham kulan ka tirsan Horyaalka Premier League-ga oo ku soo dhamaaday 0-3. Xidiga Lukaku ayaa Caawa kulankaan isku arkay isagoo Shabaqa soo taaban xili uu daris la’aa maalmihii ugu danbeeyay. Blues ayaana daah-furtay goolasheeda Daqiiqadii 49aad ee ciyaarta waxana ka caawiyay Thiago […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII