Chelsea oo guul daro 2-1 dhabarka u saarisay Kooxda Arsenal, Xaalka Gunners oo sii Xumaanaya

Kooxda kubadda cagta Chelsea gooldarro dusha u saartay naadiga ay isku magaalada ka dhisan yihiin ee Arsenal oo ay ku booqatay garoonka Emirates, Gunners ayaana haatan ku jirta kaalimaha ugu hooseya horyaalka ku jirta. Sharaxaada Ciyaarta Blues ayaa ku badisay 2-0, iyadoo Lukaku uu shabaqa soo taabtay, isla markaana dhaliyey goolkiisii ugu horreeyey ee Chelsea. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII