Chelsea oo guul ku daah-furtay Kulankii Crystal Palace ee Horyaalka Premier League

Chelsea ayaa guul ay u qalantay kaga daah furatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay ku garaacday kooxda Crystal Palace 3-0, kulankooda ugu horreeyay horyaalka Premier League xilli ciyaareedka cusub ee 2021-2022. Sharaxaada Ciyaarta Daqiiqadii 27-aad Chelsea ayaa hoggaanka u qabatay ciyaata waxaana 1-0 ka dhigay laacibkooda Marcos Alonso kaddib markii uu dhaliyay laad cajiib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII