Chelsea oo hanatay koobka UEFA Super Cup, Villarreal oo rigoorayaal uga qaadeen

Kooxda Chelsea ayaa ku guulesatay Koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay guul kaga gaartay naadiga Villarreal rigoorayaal 6-5 kulan leysku daalay oo waqti dheeri ah la aaday kaasoo ku dhammaaday bar-bardhac 1-1 ah. Sharaxaada Ciyaarta Qeybt hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda reer England ee Chelsea. Daqiiqadii 27-aad […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII