Chelsea Oo Heshay Wado Ay Borussia Dortmund Ugu Qancinayso In Ay Ka Iibiso Erling Haaland

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay iska iibiso Timo Werner ka dib xilli ciyaareed xun oo ku soo bandhigay goolka hortiisa waxana ay xitaa diyaar u yihiin in ay ka qayb dhigaan heshiiska ay ku doonayaan saxiixa xiddiga Erling Haaland sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 25 jirka ah ee Timo Werner ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII