Chelsea Oo Heshay Wado U Fududaynaysa Saxiixa Alex Sandro.

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay Emerson Palmieri ku darto heshiis kasta oo ay kula soo wareegeyso daafaca bidix ee kooxda Juventus Alex Sandro. Emerson ayaa ku fashilmay in uu ku guulaysto kalsoonida tababare Thomas Tuchel tan ilaa markii uu tababaruhu la wareegay maamulka kooxda ku ciyaarta Stamford Bridge isaga oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII