Chelsea Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixanaysa Thomas Tuchel, Imisa Sano Ayay Diyaar Ula Yihiin?

Tababaraha kooxda Chelsea Thomas Tuchel ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigi doono Heshiis cusub oo seddex sano ah dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Kadib markii loo keenay bedelka Frank Lampard bishii January Thomas Tuchel ayaa chelsea ku hogaamiyay 17 gool 25 kulan oo uu hogaamiyay kooxda isaga oo kaliya la kulmay 2 guuldaro. Tababaraha ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII