Chelsea Oo Heshiis Is Dhaafsi Ah La Samaynaysa Bayern Munich.

Kooxda chelsea ayaa doonaysa in ay heshiis is dhaafsi ah la samayso kooxda Bayern Munich inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan sida ay sheegayaan wararku. Taageerayaasha chelsea ayaa doonaya in ay kooxdoodu samayso saxiixyo ay ku xoojiso kooxda difaacanaysa champions League si ay xilli ciyaareedka dambe ugu guulaystaan horyaalka premier League. Wargayska Daily Mail […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII