Chelsea oo heshiis ku aadan Saul Niguez la gaartay kooxda Atletico Madrid

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis la gaartay Atletico Madrid si ay ula soo wareegto xiddiga qadka dhexe ee reer Spain Saul Niguez . 26 jirkaan ayaa la sheegay horaantii xagaagan inuu xor u yahay inuu ka tago Wanda Metropolitano ka dib markii uu ku dhibtooday inuu boos joogto ah ka helo Diego Simeone […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII