Chelsea oo isha ku haysa inay xilli dambe u dhaqaaqdo xiddiga Borussia Dortmund Jude Bellingham

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay dalab waqti danbe u dirto xidiga kooxda Borussia Dortmund xiddiga Jude Bellingham. 18 jirkaan ayaa BVB uga yimid Birmingham City xagaagii 2020 wuxuuna waqti yar ku qaatay inuu la qabsado nolosha Jarmalka, isagoo dhaliyay afar gool isla markaana caawiyey shan kale 46 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII