Chelsea oo iska diiday Robert Lewandowski ka hor inta aysan dib ula soo saxiixan Romelu Lukaku

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay diiday fursad ay kula wareegi laheyd xidiga Bayern Munich ee Robert Lewandowski ka hor inta aysan dhameystirin heshiiska Romelu Lukaku . Blues ayaa ku dhawaaqday soo laabashada Lukaku fiidnimadii Khamiista, iyadoo xiddiga reer Belgium uu dib ugu biiray kooxda reer London heshiis rikoorka kooxda ah oo ku kacaya £ 97.5m. Sida […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII