Chelsea oo isku daygii ugu dambeeyay ku sameneysa daafaca Sevilla Kounde

Chelsea ayaa samaynaysa isku daygii ugu dambeeyay si ay Jules Kounde uga hesho Sevilla . Blues ayaa aad u xiiseyneysa inay la soo wareegto daafac dhexe oo tayo leh si ay ugu ciyaaraan qaab ciyaareedka Thomas Tuchel ee saddexda dambe ah. Sida laga soo xigtay AS , Chelsea ayaa isku dayi doonta inay wada xaajood la gasho Sevilla hal mar ka hor inta uusan xirmin suuqa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII