Chelsea oo ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo Saul Niguez

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay il gaar ah ku heyso xaalada Saul Niguez ee Atletico Madrid , iyadoo Blues ay miisaameyso u dhaqaaqista xiddiga reer Spain ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga xagaagan. Mustaqbalka Saul ayaa ahaa mid si weyn loo hadal hayay toddobaadyadii la soo dhaafay, iyadoo Manchester United , Liverpool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII