Chelsea oo ka shaqeneysa in Heshiiiska ay u kordhiso Saddex Xidig oo Antonio Rudiger ku jiro

Photo@Reuters Chelsea ayaa wadahadalo heshiis kordhin ah la furtay seddex daafac, oo kooxda ka tirsan Heshiisyada haatan ee Antonio Rudiger , Cesar Azpilicueta iyo Andreas Christensen ayaa dhammaanaya xagaaga soo socda iyadoo aan weli heshiis laga gaarin. Thomas Tuchel ayaa baadi goob ugu jiray daafac dhexe oo cusub  laakiin u dhaqaaqitaankii dambe ee Jules Kounde […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII