Chelsea oo ka shaqeyneysa inay heshiis cusub ka saxiixdo N’Golo Kante

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo qandaraas kula jirto xiddiga qadka dhexe ee N’Golo Kante . 30 jirkaan ayaa muhiim u ahaa Blues tan iyo markii uu ka yimid Leicester City sanadkii 2016, isagoo u saftay 221 kulan, isagoo kula guuleystay Premier League, FA Cup, Champions League iyo Europa League intii uu joogay Stamford […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII